(Akhriso) Guddiga Farsamada Galmudug oo shaaciyey liiska Xildhibaanadii ugu horeeyey

Guddiga Farsamada iyo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Jimce ah shaaciyey liiska 20-ka Xildhibaan ee Ahlusunna Wal-Jamaaca laga siiyey Baarlamaanka Galmudug. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ururka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa ka hadlay 20-ka xildhibaan ee laga siiyey Barlamaanka Galmudug,kaas oo Maanta ay u gudbiyeen Guddiga farsamada iyo dhismaha Galkmudug. … Continue reading (Akhriso) Guddiga Farsamada Galmudug oo shaaciyey liiska Xildhibaanadii ugu horeeyey